Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Janaqow oo ka Warxiyay Khilaafyadii u Dhaxeeyay Isbaheysiga
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 01 2008
Janaqow oo ka Warxiyay Khilaafyadii u Dhaxeeyay Isbaheysiga
Written by Ali Moallim   
Friday, 01 August 2008

Jabuuti,(insidesomalia.org)-wixii kadam beeyey markii ay hashiis ku gaareen Magaalada jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti Ergadii kakala socotey Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo isbaheysiga dib uxureynta Dalka Soomaaliya 9-kii Bishii Juun waxaa soo ifaaf baxaayey qilaafaad u dhaxeeya isbaheysiga Dib uxureynta dalka somalia oo kusaleysnaa wada hadaladii ay lagaleen Ergadii kasocotey isbaheysiga Ergadii Dowladda oo ay Garwadeenku ka aheyd Qaramada Midoobey ayna Goob joogayaal Ka ahaayeen Midowga yurub Jaamacada Carabta Midowga Africa iyo ururada islaamka halkaasi oo labadii Ergo ee kala matalaayey isbaheysiga iyo Dowladda  ay kugaareen Hashiis Qodobo ay kamidka Ahaayeen in Mudo 120 Maalin Gudaheeda ah looga saaro Ciidamada Itoobiya Gudaha Dalka Soomaaliya.

 

Gudoomiye kuxigeenkii Hore ee Maxaakiimta islaamiga ahna Xubin Sare Ee Katirsan Isbaheysiga dib uxureynta Dalka Soomaaliya Sh,Cabdiraxmaan Janaqow oo xaleyto uwaramaayey Saxaafada  ayaa waxa uu kawar bixiyey Doorka uu isbaheysiga dib uxureynta Dalka Soomaaliya uu kaqaadan karo Nabada Dalka soomaaliya.

 

sidookale waxa uu carabka ku adkeeyey Janaqow in lajoojiyo oo lasoo Afjara dagaalada kasocda Gudaha Dalka lagana war sugo dadaalada Nabadeed oo ay wado Beesha Caalamka.

 

Gudoomiye kuxigeenkii Hore ee Maxaakiimta islaamiga ahna Xubin Sare ee Katirsan Isbaheysiga dib uxureynta Dalka Soomaaliya Mr Janaqow ayaa sidookale mar aan wax kaweydiiney waxa u wacan in xiligani xubno katirsan isbaheysiga ay Gooni isutaagan ayaa waxa uu sheegey in iyagu xitaa ay layaaban yihiin.

 

isku soo wada duuboo kala jabkani kuyimid is baheysiga ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili dhawaan ay aheyd tii kulumo ay kuyesheen Magaalada Sanca ee Dalka Yemen Labada Garab ee isbaheysiga Ereteria iyo Jabuuti uu kusoo dhamaadey is Afgara waa sida uu saxaafada u usheegay Sheekh Xassan Daahir Aweys.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >